Kaasho Maanka logo

Kaasho

Maanka

Wiil soomaaliyeed oo ka tagat diinta iyo falcelinta qoyskiisa

Kaasho Maanka

-

2/12/2018

Wiil soomaaliyeed oo ka tagat diinta iyo falcelinta qoyskiisa

Muuqaalka hoose Jamaal oo ah wiil Soomaaliyeed oo Maraykanka ku bar-baaray waxa uu kaga war bixinayaa qaabkii ay qoyskiisa uga fal-celiyeen markii ay ogaadeen inuu Islaamka ka baxay. Waxa uu Jamaal carrabka ku adkeeyey in Islaamka uusan jirin jacayl aan shardi lahayn oo u dhexeeyo ubadka iyo waalidkood balse daqiiqadda aad Islaamka ka baxdid uu ku eg yahay jacaylku.

Dhalinyaro badan ayay cabsida waayidda jacaylka qoysku ay ku khasabtay inay uurka ku haysteen waxa ka guuxaya maskaxdooda oo af-gaabsadaan halkii ay hore u socon lahaayeen.